Macluumaadka makhaayada ee Degmada Jackson
Xusuusin: Ha galin makhaayad ama ha dalbanin cunto aad u qaadato ama aad gayso haddii adiga ama qof kale oo qoyskaaga ka mid ahi muujiyo astaamaha coronavirus sida ay xustay Xarunta Xakamaynta iyo Kahortagga Cudurrada (CDC). [...]